Faisal Abdi
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo isku mari la’ qodobka Doorashooyinka dalka
Ayrotv.com-Mogadishu Jimco, Oct, 4, 2024 - Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxda golaha wadatashiga Qaranka ee ku shirsan maalintii sadaxaad magaalada Muqdisho...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Shirka...
Ayrotv.com-Borama-Jimco, Oct, 4, 2024 - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay shirka golaha...
Qamaan Bulxan & Gabaygii Xabsiyada Xarigii Magaalada Harar
Ayrotv.com-Jaldaysa- Qarnigii 19-aad bilawgiisii (1913) ayay ahayd Markuu Dhintay Ninkii Abasiinya Xukumi jiray Mudada dheer (Minilik-2). Waxaana la’aaminsan yahay Minilik inuu ahaa Ninka Abasiniya...
Talo Cayn Wareegtay iyo Damiir Cayn Wareegay Part 4
''Maqaal hore walise qoyan---
Ayrotv.com-Gabiley- Waayo’aragnimadu waa wax qaaliya, oo laga dhaxalay dhacdooyin tegay, waxay leedahay sooyaal xumaan iyo wanaag labaduba ku qayaxan yihiin, waana...
Itoobiya oo ugu baaqday Soomaaliya inay xoogga saarto arrimaheeda gudaha, iskana...
Ayrotv.com-Axad, Sep, 29, 2024- Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Atske-Selassie ayaa meesha ka saaray eedeymaha Soomaaliya ee la xiriira heshiiska is-afgaradka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Itoobiya waxay la wareegtay garoomo diyaaradeed iyo wadooyin...
Ayrotv.com Axad, Sep, 29, 2024 - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Telefashinka Aljazeera ayaa si adag...
Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Ayrotv.com-Mogadishu Sabti, Sep, 28, 2024 - Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay afaafka hore ee...
Dear Gadaboursi Intellectuals, Elders, Political Leaders, Ugas, Women’s Organizations, and Youth,
Ayrotv.com Aloog-Our history is rich and resonates through the centuries. Our forefathers were warriors who fought bravely for their freedom, existence, land, and race...
Urgent Call for Action: Ethiopia’s Continued Violations of Somalia’s Sovereignty
Ayrotv.com Old Amout-The ongoing infringement by Ethiopia on Somalia's territorial integrity and sovereignty has reached alarming levels, necessitating immediate attention from the international community...
Talyaaniga oo joojiyay fiisaha dalka ku galka Yurub ee uu siin...
Ayrotv.com- Sep, 25, 2024 - Dowladda Talyaaniga ayaa ku dhawaaqday inay joojisay soo saarista fiisaha dal ku galka Yurub ee loo yaqaano Schengen...