- Advertisement -
Dhamaan waxaan ku war galineynaa reer Canada in Shirweyne u qabsoomi doono #ASM bishan hada aan ku jirno 09/11/2024 Magaalada #Ottowa, #Canada, Hadaba ka qeyb galkaagu wuxuu bad baado u yahey mustaqbalka umada reer Awdalstate. Ha ilaawin in lagu jiro xaalad kala guur oo ninkii hall’ naaskeed gaadhey uu waajib ku yahey in uu difaaco Cirdigiisa.

Goobta Shirweynaha iyo waqtiga waa: Sandy Hill Community Centre 250 Somerset St. E. Ottawa November 9th, 2024 18:00 to 21:00 kala xiriir (613) 791-7719 or 9613) 600-1163.
- Advertisement -
Ka soo qeyb gal wacan dhamaan.
- Advertisement -