Home AF IYO AAG Baaho & Biiro Asalka & Dhaqanka Soomaalidii Hore + Bilowgii Abtirsiinta Qabiilada...

Baaho & Biiro Asalka & Dhaqanka Soomaalidii Hore + Bilowgii Abtirsiinta Qabiilada Soomaaliyeed P One

1
0
- Advertisement -

Barnaamijka Baaho & Biiro Qaybta Koowaad.

Qodobada:

- Advertisement -

Qaybta 1-aad ee Barnaamijka Baaho & Biiro Sabankii Guratadda ( Qadhaabsatadda) & Ugaaratadda.

 Yagleelida Gudidda Ugaaratada.

 Dejinta Xeerka Ugaaratadda.

 Dhismaha Hogaanka Ciidanka Ugaaratadda.

 Xeerka Ugaaratadda iyo Araahda ( Saddexda Gurato Caw Gurato, Miro Gurato iyo Xabag Gurato ).

 Gurato iyo Ugaarato Isku Biiray ( Baaho & Biiro )

Soosaaraha Barnaamijka Baaho & Biiro Faisal A Abroone Gudoomiyaha Machadka Baarista Taariikhda & Dhaqanka Caro Edeg.

Presented Ayrotv, Page Ayrotv.com Twitter ( X ) Ayrotv Tiktok Ayrotv

Reff: Prof Cabdiqadir Salaad Dhoore PHD Dr Saciid Jaamac Xuseen Kuxigeenkii Hore Naadiga Qalinlayda Soomaaliyeed.

Fiiro Gaara: Barnaamijkan waxaa uu xambaadhsanyahay arrimo isugu jira Sooyaal, Dhaqan, Caado, Degel Doorsoon iyo Degel Gadoon, Dagaalo lagu riiqmay, Abaaro gaadmareebta iyo Xanuuno dad iyo duunyaba saameeyay. Sidoo kale waxaynu kaga hadli qubane u yaalka nolashii soo taxnayd ilaa inatay jireen ummada Soomaaliyeed, Dadka Soomaalinimada dhaqanka ku ah iyo kuwa dhalashada Soomaalinimada ku ah, Qoomiyadaha iyo bulshooyinka caalamka ka soo hayaamay ee ku biiray Soomaalida.

Soomaalida maanta iyo siday u unkameen Beelaha ay ku abtirsadaan,,,,,,,,

- Advertisement -

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here