- Advertisement -
Deg-Deg War Cusub Meherad lagu iibiyo Alaabta Guryaha #Fadhiyada iyo #Hurdooyinka oo uu lahaa Ganacasade #Abdilaahi#Aare oo ku Taalay Degmada Sh.Osman ee M #Boorama ayaa Saaka Dab Qabsaday. Ilaa imika inta laxaqiijiyay Ma jiro Khadaare Nafeed oo dabkasi Gaystay Marka laga Yimaad Alabtii Goobta Taalay oo Gubatay. Ciidamada Dab-damiska Boorama ayaa Gaadhay Goobta uu dabku ka kacay. Ilaa imika lama oga Waxa Sobabay Dabkani

- Advertisement -