Home ABROONE SHOW Meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya 2025.

Meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya 2025.

1
0
- Advertisement -

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 4aad ee Madasha Diblomaasiyadda Antalya 2025.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu shirku socdo waxa uu sidoo kale kulamo-doceeedyo la yeelan doonaa qaar ka mid ah madaxda caalamka ee madasha martida ku ah, isaga oo kala hadli doona arrimo ahmiyad u leh xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo dhaqaale ee Soomaaliya kala dhexeeya dalalka ay matalayaan.

- Advertisement -
- Advertisement -

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here