Baasaboor ma dalban kartid adoon wadan kaarka Aqoonsiga dadweynaha, Diyaarad gobol aadeysana ma raaci kartid adigoon wadan kaarka NIRA, goโaamadan iyo kuwo kale oo ku saameyn doona ayaa maanta soo baxay, waxayna u dhigan yihiin sidan.
๐๐จโ๐๐๐ฆ๐ฆ๐จ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ:
โข ๐๐๐ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐จ ๐-๐๐ ๐๐๐ฉ๐ญ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐, Baasaboorka Soomaaliyeed waxaa lagu codsan doonaa Kaarka Aqoonsiga Qaranka, si loo xaqiijiyo sugnaanta iyo kalsoonida xogta muwaadinka.
โข ๐๐๐ ๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐จ ๐-๐๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐๐, dhammaan dadka ku safraya dalka gudihiisa waxa looga baahanyahay in ay safarkooda u haystaan kaarka Aqoonsiga Qaranka, si loo hubiyo xogtooda shaqsiga ah.
โข ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ค๐ ๐ก๐จ๐ซ๐๐๐ฒ๐ ๐ญ๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐๐๐ฌ, labada hayโadood waxay si buuxda uga wada shaqeyn doonaan isku dubaridka nidaamyada, tababarka saraakiisha, iyo wacyigelinta bulshada.
Tani waxay ka mid tahay tallaabooyinka muhiimka ah ee lagu xoojinayo hannaanka maamulka socdaalka iyo aqoonsiga muwaadiniinta, iyadoo lagu saleynayo istiraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan hayโad casri ah iyo adeegyo la jaanqaadaya baahida shacabka.
Labada hayโadood waxay ku hawlan yihiin dhameystirka hannaan wada-shaqeyn buuxda, si codsiga baasaboorku u noqdo mid la isku halleyn karo, daahfuran, oo si degdeg ah u shaqeeya.
