Ayrotv.com-Lowyacado- Zeila, a prosperous city, was well-supplied with provisions, including grain, meat, oil, honey, and wax. The inhabitants had a plethora of horses and raised various types of cattle, resulting in ample butter, milk, and meat, along with a generous supply of millet, barley, and fruits. These provisions were exported to Aden, Jeddah, Mecca, and “All Arabia”, which relied on supplies and produce from Zeila, favouring it above all others. The city was described as a “Port of much provisions for Aden, and all parts of Arabia and many countries and Kingdoms”.
Saylac oo ahayd magaalo barwaaqo ah, waxa si fiican looga heli jiray cuntooyin ay ka mid yihiin hadhuudh, hilib, saliid, malab iyo dux.
Dadka deggani waxay lahaayeen fardo fara badan waxayna dhaqdaan noocyo kala duwan oo lo’ ah, taasoo laga lulayay subag, caano, iyo hilib ku filan, oo ay la socdaan sahay deeq ah sida masago, shaciir iyo midho kale. Sahaydaas waxa loo dhoofin jiray Cadan, Jiddah, Maka, iyo “dhamaan wadamada Carabta”, kuwaas oo ku tiirsanaa deeqaha iyo wax soo saarka Saylac, kana fadli badan kuwa kale oo dhan. Magaalada waxaa lagu tilmaamay inay tahay “Deked wax badan oo loogu talagalay wax badana u dhoofin jirtay Cadan, iyo dhammaan qaybaha Carabta iyo dalal iyo boqortooyooyin badan oo caalamka ah”.
Qormooyinka Abroone
Golaha Carro Edeg and Ayrotv.com