Home Taariikhda MUUSE BIIXI OO KU XADGUDBEY XAQUUQDA LIBAAXA Taariikhda MUUSE BIIXI OO KU XADGUDBEY XAQUUQDA LIBAAXA By ayrotv - September 20, 2024 42 0 FacebookTwitterWhatsApp Waa arin fadeexo ah in sheeganaya maamulka Hargaisa uu ku xadgudbo Libaax markiisii horeba dhibaato, hagardaamo iyo gaajo daris la ahaa, arintaan waa in wax laga qabtaa, lana ilaaliyaa xaquuqda Libaaxa lagu hayo Hargaisa.