- Advertisement -
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Finland iyo xaaladaha guud ee geeska Afrika, gaar ahaan xadgudubka iyo faragalinta Itoobiya, waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu Ergayga la wadaagay mowqifka cad ee Soomaaliya.
Ergayga gaarka ah ee Finland u qaabilsan arirmaha Geeska Afrika mudane Suldaan Saciid Axmed ayaa madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud gudoonsiiyey dhambaal uu ka waday Madaxweynaha Dalka Finland.
- Advertisement -
- Advertisement -