Ayrotv.com- Si aad ula socotaan una fahantaan casharada talantaaliga ah ee aqooldhulka Soomaaliyeed, waxaa badanaa qasab ah Soomaalaynta erayada ajnabiga ah. Waxaan akhristayaasha ka codsanaynaa turxaanbixinta erayabuuryada si loo dhelo eraybin togan ee aqooldhuka (geology), dhulcufisjiidka (geophysics) iyo dhuljiljilka (geotectonics).
Hore loo yiri: “Cilmi adduun waa caqli dad ee la ururshay”
Alifya’da = A to Z.
Bad = sea
Badyar = fjord
Baxaal = facies
Baxaalsuul = paleofacies
Badweyn = ocean
Dhadhaab = rock
Dhadhaabtuul = sedimentary rock
Dhadhaabshiil = igneous rock
Dhadhaabdooran = metamorphic rock.
Maanyo = bay
Maanyiweer = island
Maanyowaax = peninsula
Quruurux = conglomerate
Qaabdhis = structure
Dhuldhis = formation
Jiljil = tectonic
Jiljildhuleed = geotectonic
Lakab = strata
Qarar = fault.
Qarargoboleed = regional fault.
Qarardegaaneed = local fault
Qararfogshe =distensive fault
Tuul = deposit
Carotuul = sand deposit
Boholtuul = sedimentary basin.
Booraantuul = embayment
Fooc = outcrop
Salaxfooc = basement outcrop
Gacan = Gulf
Gacandhalis = rift
Gacandhicis = abort rift.
Gacanfulan = full rift.
Dhulruq = graben
Dhulkac = horst
Dabeeltuul = eolic deposit
Wabituul = fluvial deposit
Siliqsiq/leexleexad = meander
Fogoto = volcano
Milixsaar =desalination
Walaaqyo = cement
Kuwo kale oo u baahan hufitaan waa:
—————————-
Analysis = Qaadaandhig (Saafid)
Anticlockwise = Lidsaacadwareeg
Antimagnetic = Lidbirlab
Altitude = Joog
Altimeter = Joogbeege
Anomaly = Fajacmuuq (Sirgaxan)
Magnetic anomaly = Fajacmuuqa (Sirgaxanka) birlabjiidka
Gravimetric anomaly = Fajacmuuqa (Sirgaxanka) cufisjiidad
Regional anomaly = Fajacmuuq (Sirgaxanka) gobolle ah
Residual anomaly = Fajacmuuq (Sirgaxanka) haraadi ah
Geoseismic anomaly = Fajacmuuqa (Sirgaxanka) jabaqdhuleedka
Negative anomaly = Fajacmuuq (Sirgaxanka) taban
Positive anomaly = Fajacmuuq (Sirgaxanka) togan
Anticline = Indhulkac
Archeology = Raad-hore-goob
Array = Teed
Seismic array = Teed gariirdhuleed
Arkose sandstone = Dhagaxjay
Arrangement = Habayn
Aluminium = Biralxameed
Asteroid = Meereyare
Atmosphere = hawohagoogdhul
Average = Celcelis
Average anomaly = Celcelis fajacmuuq
Aulocogen = Gacandhicisow
Axis = Dhidib
Axis of revolution = Dhidibwareeg
Azimuth = Kug
Barometer = Cadaadis haweedbeeg
Basalt = Shiil-madow
Basin = Bohol
Basement = Medsaleed
Calibration = Sargoyn
Catchment area = Biyoqabad
Cement = Walaayo
Center = Xudun
Center of the Earth = Xuddundhuleed
Clay = Dhoobo =
Clay soil = Carodhoobo
Clockwise = Saacadwareeg
Coal = Dhuxuldhagax
Compass = Jihayso
Conglomerate rock = Dhagaxquruuruxle
Continental crust = Qolofqaaradeed
Contour = Mardo
Convergent = isujeed
Convection = herdineys
Crest = Tuur
Crystal = Wiriq
Curvature = Xoodnaan
Earth curvature = Xoodnidhuleed
Dam = Biyoxireyn
Deposit = Tuul
Depression = Hog
Diapir = Tuncusbeed
Diagram = Filqane
Dip = Janjeere
Divergent = Kalajeed
Downslope = Leex-hoosaad
Domestic = Dabjoog ama Gurijoog
Drainage = Biyohoor
Drill = Qodid
Drilling machine = Dhulqode
Earth crust = Qolofdhuleed
Earthquake = Dhulgariir
Electrode = Qottin
Embayment = Gacantuul
Environment = Dahool ama Deegaan.
Erosion = Nabaadguur =
Gully erosion = Nabaadguur farfaroole
Equator = Dhulbare
Equilibrium = Dhafandhaaf
Evaporite rock = Dhadaab-Uumiseyl
Evaporation = Oomaarbax
Evapotranspiration = Oomaarneefsi
Experiment = Tijaabo
Facies = Baxaali
Fault = Dhul-qarar
Dhulqarar-degeleed = Local fault
Dhulqarar-goboleed = Regional fault
Dhulqarar-qaaradeed = Continental fault
Feasibility = Suuragalis
Filter = Kalasaare, ama budlin
Band-pass filter = Kalasaare (budlin) liifad dhaaf ah
High-pass filter = Kalasaare (budlin) dheere dhaaf ah
Short-pass filter = Kalasaare (budlin) gaabne dhaaf ah
Flint = Lisin ama Saafe
Format = Aglool
Formated = Agloolan
Formating = Agloolid
Unformated = Gocayo ah
Formation = Qaabdhagax
Frequency = Rakaat
Geodesy = Qaabdhulrunka
Geoelectric measurement = Cabirka danabdhuleedka
Geomorphology = Qaabmuuqdhuleed
Galaxy = Waaq-gumar
Glacier = Tuulbarafeed
Graben = Booraan
Gravel = Quruurux
Gulf = Gacan
Gypsum = Dhagaxdidib, dhadhaabxooshle,
Habitat = Sabo
Hematite or Magnetite rock = Dhagaxmadde (Dhagaxmudde)
Hemisphere = Nuskubadeed
Earth hemisphere = Nuskubadeedka dhulka
Horizontal = Hor-eeg
Horizontal scale = Hor-eeg beeg
Horizontal angle =Xagal hor-eeg
Horst = Tuur (Kur)
Humidity = Huur
Huur sugane ah = Absolute humidity
Huur barbardhigle ah = Relative humidity
Hydrology = Biyoaqool
Igneous = Shiil
Igneous rock = Dhadhaabshiilan (Dhadhaab gubnood)
Inclinometer = Foorarcabire
Instrument = Qalab
Interpretation = Faaqidid
Interpretation of the anomaly = Faaqidda fajacmuuqa
Isobar = Isku cadaadisle
Isostasy = Sabayndhulka
Isotherm = Isku kulle
Karst = Milmisdhadhaab
Karstive cave = Daaluun milmisdhadhaab
Kul = Temperature
Kulbeeg = Thermometer
Landslide = Gebiruq
Latitude = Lool
Lava = Shiidbutaac
Length = Dherer
Level = Heer
Flood level = Heerdaad
Lime ama Calcium carbonated = Nuurad
Limestone = Dhagaxdixeed
Longitude = Dheg
Magnetometry = Cabbir-birlabjiidka
Cabir birlabjiid haweedka = aeromagnetic measurement
Cabbir-cufisjiidad = gravimetry
Cabbir cufisjiidad haweedka = areogravimetric measurment
Magma = Shiidkarkare (Shiidbadbade)
Marlstone = Dhagaxsibreed
Maximum = Ubadne
Maximum anomaly = Ubadnaha fajacmuuqa
Metamorphic rock = Qaabdoorsame.
Milkyway = Habarjiid
Mine = Goobmacdameed
Miner = Macdanbaare
Mineral deposit = Tuul-macdaneed
Minimum = Uyare
Minimum anomaly = Uyaraha fajacmuuqa
Morphology = Cilmiqaabaynta
Mother rock = Dhadhaab hooyaad (hooyo)
Mountain range =Taxanbuureed
Natural = Dhalan
Oceanic crust = Qolofbadweyn
Crust = Qolof
Ore = Dhagaxmacdameed
Radiation = Kaaf
Regular = Habsami
Reservoir rock = Dhadhaab hoyaad
Resource = Kheyraad
Earth resource = Kheyraadka dhulka
Mineral resource = Kheyraadka macdanta
Rock = dhadhaab
Paleogeography = Qaabdhulsuul
Paleo = Suul
Pendulum = Walhade
Period = Kal
Geological period = Kaldhuljireed
Petrographer = Dhagaxaqool
Petrology = Cilmidhagxaan
Placer = baatax macdanayd
Planet = Meere
Plate tectonic = Gilgilsaxmeed
Pole = Cirif
Cirifka Koofur = South Pole
Cirifka Waqooyi = North Pole
Potential = Reydyaal
Potential electricity = Reydyaal danabeed
Precipitation = Degaal
Degaal kiimikeed = Chemical precipitation
Degaal roobeyd = rain precipitation
Profile = Jiitin
Projectile = Seeraaris
Quarzite rock = Dhagaxquraareed
Rift valley = Waadi-furme
East African Rift Valley = Waadifurmaha Bariga Afrika
Salinity = Huraar (dhanaan)
Sample = Muunad
Sand dune = Bacad bataax
Sandstone = Dhagaxciid
Sandy soil = Camuud
Sea regression = Badguur
Sea transgression = Badkoy
Seal rock = Dhadhaab dahaar (dahaadh)
Sedimentary basin = Boholtuul
Seismicity = Gariir cabir
Selenite or salt rock =Dhagaxmilixle
Shale = Faarcalaw
Signal = Dhambaal
Silt = Faarwaraab
Silty soil =Carro faarwaraab
Sinkhole = Waan
Slate = Faar-raseesane
Solistice = Harnaq
Spectrum = Jeegaan
Electromagnetic spectrum = Jeegaan birlabdanabeed
Standard = Beeggal
Stone = dhagax
Steam = Uumi
Strata = Lakab
Stratigraphy = Lakablakabaale
Stratigraphic section = Cad lakablakabaale
Stratigraphic column = Qottin lakablakabaale
Structure = Qaabdhis
Subduction = Dhultiimbad
Survey = Sahan
Surveyer = Sahmiye
Syncline = Indhuldeg
Tectonics = Gilgilayn
Local tectonics = Gilgil-degeleed
Regional tectonics = Gilgilgoboleed
Topographer = Duldhulcabire
Topography = Duldhulcabir
Transform fault = Qarar-isgarbin
Trend = Hagaagays
Triple junction = Gunudwadaagga saddextararle
Trough = Diisan
Tsunami = Badbutaac
Underground barrage = Biyodadab aasan
Unit = Halbeeg
Watershed = Biyoshub
Well logging = Ceeldhulbaaris
Vertical = Kor-eeg
Vertical scale = Kor-eegbeeg
Vertical angle = Xagal kor-eeg
Vertical scale = Qotonbeeg
Vibrator = Cuddiye
Volcano = Fugato
Volcanic rock = Dhadhaab fugato…
Qore: Prof Abdulkadir Salaad Dhoore
Faafin: Ayrotv Page and Suxufi Abroone Page and Ayrotv.com