Home Arimaha Bulshada Geeridii Halyeeygii reer Awdal ee Suldaan Sacad Ad-Diin-kii Labaad oo badeshay siyaasadii...

Geeridii Halyeeygii reer Awdal ee Suldaan Sacad Ad-Diin-kii Labaad oo badeshay siyaasadii geeska

0

Ayrotv.com-Buuloxaar- Arrintaasi waxay horseed gulufyo colaadeed oo dad iyo duunyaba ku riiqmeed, waxaana dagaaladaa ugakala dambeeyay Halyeeyo badan oo reer Adal ah oo dhamaan ay taariikhdu ku xustay gees kasta oo geyigeena ka midda—

Qarnigii 14-aad, Sabr ad-Din II waxa uu u raray caasimadda Ifat ee Harar’ taas oo keentay in qaar ka mid ah dadka ay ku tixgeliyaan inuu yahay aasaasihii dhabta ahaa ee Sultanate of Adal,

Dabayaaqadii qarnigii 14-aad Imbaraadoorkii Itoobiya Dawit 1-aad waxa uu ururrsaday ciidan aad u tiro badan, waxa uu ku shaabadeeyey Muslimiintii meesha ka ag dhawaa in ay yihiin “Cadowga Rabbi”, waxa uu ku duulay Cadal, Ka dib iska horimaad bahalnimo ah, ciidamadii Adal waxaa lagu jebiyay 1403 ama 1410, waxaana la qabtay taliyihii Walashma,( Walaalsame ) Sacad Ad-Diin II, waxaana lagu dilay magaalada la burburiyay ee Saylac.

Sacadiin awayoo hoo Aun…

Golaha Carro Edeg and Ayrotv.com and Ayrotv

Pic Reff: HATSHEPSUT.CO

Filasho wacan qaynta xigta…

Exit mobile version