Home AyroTube Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo khudbadda Jimcaha

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo khudbadda Jimcaha

0

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadda Jimcaha kaga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ka digay halista cadowga shisheeye ee kala qaybinta ummadda. Sidoo kale, waxa uu adkeeyay fulinta go’aanka xukuumadda ee ku aaddan la-dagaallanka hubka sharci-darrada ah.

Exit mobile version