Home Taariikhda Dowladda Somaliya Oo Sheegtay inay Taageerayso Jamhadaha Gooni-goosadka Itoobiya.

Dowladda Somaliya Oo Sheegtay inay Taageerayso Jamhadaha Gooni-goosadka Itoobiya.

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa si adag u sheegay in Soomaaliya ay taageeri doonto jamhadaha gooni-goosadka Itoobiya, haddii Itoobiya aysan si degdeg ah uga laaban heshiiska ay la gashay Somaliland.

Wasiirka ayaa ku andacooday in haddii Itoobiya ay sii wado faragalinteeda iyo heshiisyada ay la gashay kooxaha gooni-goosadka, in Soomaaliya ay qaadi doonto talaabooyin uu ku tilmaamay “kala gurasho.”

Wuxuu sheegay Soomaaliya in aysan doonaynin burburka Itoobiya, balse haddii faragelinta ay sii socoto, ay Soomaaliya fursad u haysato inay cilaaqaad la sameyso jabhadaha Itoobiya.

Exit mobile version