Home AyroTube MADAXWEYNE XASAN SH MAXMED AYAA LA KULMEY DHIGIISA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO XILI...AyroTubeGUULDAROOYINKA SIYAASADATechInternetMADAXWEYNE XASAN SH MAXMED AYAA LA KULMEY DHIGIISA MADAXWEYNE WILLIAM RUTO XILI UU SOOMAREY WADAMADA GEESKABy Faisal Abdi - October 22, 2024840FacebookTwitterWhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Aqalka Madaxtooyada dalka Kenya, kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Mudane William Ruto oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.