Home ABROONE SHOW QURAAN ONLINE. MARKISU IBNU QAYIM.

QURAAN ONLINE. MARKISU IBNU QAYIM.

0

Barashada Qur’aanka oo Online ah – Meel kasta oo aad joogto.

Barashada Qur’aanka oo Online ah – Meel kasta oo aad joogto.

Halkaan kala xiriir wixii faahfaahin ah: 📞 +252 65 4506450

Ma doonaysaa in adiga ama ubadkaagu aad si sax ah u barataan fahamka iyo akhriska Qur’aanka Kariimka ah? Markaz Ibnu Qayim waxay kuu fududaysay barasho tayeysan oo gurigaaga dhexdiisa ah.

  • Macalimiin khibrad leh
  • Saacado adiga kugu habboon
  • Manhaj casri ah

Maadooyinka Laga barto Markiska

  1. Barashada Qur,aanka
  2. Barashada hingaad
  3. Barashada axaadiista
  4. Barashada fiqiga
  5. Barashada tafsiirka
  6. Barashada Carabiga
  7. Barashada Siirada

@AYROTV PRODUCTION

Exit mobile version