Home ABROONE SHOW ๐†๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ฆ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ: oo ka soo baxey Wasaarada Arimaha...

๐†๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ฆ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ: oo ka soo baxey Wasaarada Arimaha Gudaha DF.

64
0

Baasaboor ma dalban kartid adoon wadan kaarka Aqoonsiga dadweynaha, Diyaarad gobol aadeysana ma raaci kartid adigoon wadan kaarka NIRA, go’aamadan iyo kuwo kale oo ku saameyn doona ayaa maanta soo baxay, waxayna u dhigan yihiin sidan.

๐†๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ฆ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ:

โ€ข ๐‹๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Baasaboorka Soomaaliyeed waxaa lagu codsan doonaa Kaarka Aqoonsiga Qaranka, si loo xaqiijiyo sugnaanta iyo kalsoonida xogta muwaadinka.

โ€ข ๐‹๐š๐ ๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐Ÿ-๐๐š ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, dhammaan dadka ku safraya dalka gudihiisa waxa looga baahanyahay in ay safarkooda u haystaan kaarka Aqoonsiga Qaranka, si loo hubiyo xogtooda shaqsiga ah.

โ€ข ๐Œ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ค๐š ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š๐š๐ฌ, labada hayโ€™adood waxay si buuxda uga wada shaqeyn doonaan isku dubaridka nidaamyada, tababarka saraakiisha, iyo wacyigelinta bulshada.

Tani waxay ka mid tahay tallaabooyinka muhiimka ah ee lagu xoojinayo hannaanka maamulka socdaalka iyo aqoonsiga muwaadiniinta, iyadoo lagu saleynayo istiraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan hayโ€™ad casri ah iyo adeegyo la jaanqaadaya baahida shacabka.

Labada hayโ€™adood waxay ku hawlan yihiin dhameystirka hannaan wada-shaqeyn buuxda, si codsiga baasaboorku u noqdo mid la isku halleyn karo, daahfuran, oo si degdeg ah u shaqeeya.