Barashada Qur’aanka oo Online ah – Meel kasta oo aad joogto.

Barashada Qur’aanka oo Online ah – Meel kasta oo aad joogto.
Halkaan kala xiriir wixii faahfaahin ah: 📞 +252 65 4506450
Ma doonaysaa in adiga ama ubadkaagu aad si sax ah u barataan fahamka iyo akhriska Qur’aanka Kariimka ah? Markaz Ibnu Qayim waxay kuu fududaysay barasho tayeysan oo gurigaaga dhexdiisa ah.
- Macalimiin khibrad leh
- Saacado adiga kugu habboon
- Manhaj casri ah

Maadooyinka Laga barto Markiska
- Barashada Qur,aanka
- Barashada hingaad
- Barashada axaadiista
- Barashada fiqiga
- Barashada tafsiirka
- Barashada Carabiga
- Barashada Siirada
@AYROTV PRODUCTION







